(Sawirro) Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey sharci Muhiim ah oo wax laga bedelay

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.Ajendaha Kulanka ayaa ahaa; Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta. Guddomiyaha Guddiga Horumarinta, Adeega Bulshada, Arrimaha Aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Golaha Aqalka Sare Senatar Axmad Macalin Cumar ayaa ka hor akhriyay Golaha Aqalka Sare warbixinya Hindise-sharciyeedkaan. Waxaa laguda galay dooda ku … Continue reading (Sawirro) Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey sharci Muhiim ah oo wax laga bedelay